Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka WasaaraddaWasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiiboyinka Jubbaland Mudane Mohamed Osman Jama oo hadlaayey deeq rashiin ah oo la gaarsiisay qoysas danyar ah ayaa cod dheer iyo mid gaaban Hay`addaha Gargaarka ugu baaqday iney kordhiyaan u Gargaarida dadka baahan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.