Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo gargaar ah gaarsiisay dadka kuso barakacay deegaanka Buuloguduud

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland ayaa deeq gargaar oo ka kooban raashinka noocyadiisa kala duwan gaarsiisay 470 qays oo barakacayaal ah kuwaas oo ku nool deegaanka Buulaguduud ee duleedka Kismaayo.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here