Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo faahfahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay roobabkii ka da`ay deegaanada Jubbaland

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka Maaraynta iyo Musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jaamac ayaa faah faahin ka bixiyay qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay roobabkii ka da’ay deegaanada Jubbaland isagoona ku baaqay in loo gurmado dadka ay roobabku saameeyeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here