Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili maalmihi la soo dhaafay ay soo baxayeen in roobab mahiigaan ah ay ka da’aan qaybo ka mid ah Jubbaland, gaar ahaan Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubadda hoose, iyo deeganada dhaca xeebaha ayaa Shir kusabsan arintaas waxa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaaryay.