Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland iyo Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo kaashaneya Hay’adda samafalka ee Al Xikma ayaa deeq raashin ah oo ay bixisay Dowladda Kuwait waxay gaarsiiyeen qoys, kuwaas oo ku nool deegaanada dhaca waqooyiga magaaada Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.