Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barkacayaasha kunool magaalada kismaayo ayaa waxaa deeq gaargaar ah gaarsiisay Wasaaradda Garagarka Jubbaland oo gacan ka heshay hayad ka socoto dalka Emarat-ka ayaa raashin gaarsiiyay qaar kamid ah barakacayaasha kunool xaafadaha kale duwan ee magaalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.