Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo deeq gaarsiisay qaar ka mid ah Qoysas ka soo barakacay abaaraha

0
268
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Tuulada qeylo dheere oo ka mid ah goobaha ay dagan yihiin dadka kasoo barakacay abaaraha gaarsiiyey deeq raashin iyo biyo isugu jiro.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here