Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo Daah Furtay Wijigii Labaad ee Mashruuca Taageerada Boqor Salmaan

0
164
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan oo kaashanaysa Ha’yadda wadaniga ah ee Tadamun ayaa u qaybisay deeq raashin ah 2000 oo qoys oo ku dhaqan deegaanka Goobweyn.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here