Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo bulshada la wadaagay fariin wacyigelin ah oo ku aadan roobabka la saadaalinaayo

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland ayaa bulshadda la wadaagtay fariin wacyigelin ah taaso laga cabsi qabo roobab sameyntooda wado in ay ku soo aadan yahiin dhammaan goboladda leh Wabiyadda iyo badaha maro.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here