Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulan ay bishiiba hal mar isagu yimadaan Wasaaradda Gargaarka iyo Hay’adaha ka shaqeeya samafalka ee ka hawlgala deeganada jubbaland.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.