Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo digniin kasoo saartay cabsi laga qabo roob dabaylo wata

0
54
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa waxaa uu bulshada uga digay in ay dhicin karaan roob dabaylo wata oo ka dhiga kar deegaananad dowlad goboledka jubbaland
Bushada ku nool Jazeeraha ayaaa waxaa lagu baqay in ay taxadar sameeyaa maadaam ay dhici karaaan robaab ma iihiigaan ah soo sameyn ku yeelan kar bulshada Kunool Jazeeraha Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here