Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland oo kaashaneysa dowlada Kuweet ayaa deeq raashin ah gaarsiisay qaar ka mid ah dadka ay abaartu saamaysay ee ku soo barakacay waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.