Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo deeq raashin ah gaarsiisay Qoys danyar ah

0
116
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysas dan yar ayaa waxaa duleedka Magaaalada Kismaayo lagu qeeybiyay deeq raashin ah Waxaan deeqadan bixisay dowlada Sucudiga si gaarbaninadinmo lagu taageero qoysaska barkacaaysha ah ee kunool magaalada Kismaayo iyo deegananda dowlad goboleedka Jubbaland waxaan gacan ka geestay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland.
 
Maxamed Nuur Khadar Gudomiye ku xigeenka gudiga iyo qaxootiga Jubbaland barkacayasha Jubbaland ayaa waxuu ka warbixiyay deeqada loo qeeybiyay barakacayasha isgoona sheegay in ay deeqadan ay timaaday xiligii loo bahanaaa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here