Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Wasiirka gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa gudiga abaaraha ku wareejiyay lacag dhan 23 milyan oo shilinka Soomaaliga ah oo laga soo ururiyey Jaamacada iyo iskuulada magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.