Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa dadka ay sida gaarka ah u sameysay abaaraha ka jira deeegaanada dowlad goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.