Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyiinka Jubbaland ayaa waxay magaalada Kismaayo ku qabtay shirka billaha ah ee wasaaradda iyo hay’adaha deeq bixiyeyaasha kuwaas loga hadlay sidii wax lagu qaban lahaa bulshada sida gaarka ah u sameesay abaaraha ka jir deeganaanad dowlad goboleedka Jubbaland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.