Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyiinka Jubbaland oo kulan is-xogwareysi ah la qaatay howlwadeenada Wasaaradda

0
28

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyiinka Jubbaland ayaa waxaaa ay maanta ku qabtay magaalada Kismaayo shir liskaga xogwareysayay howlwadeenada Wasaaradda Garaaarka waxaan diirada lagu saarayayay waxybihii u soo qabsoomay iyo sidii ay wax uga qaban laheen waxybaha harsan ee ku saban arimaha gargaarka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here