Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyiinka Jubbaland oo ka digtay dabeylo saameeyn reebi kara

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyiinka Jubbaland ayaa ka digtay dabeylo laga cabsi qabo in ay saameyaan deegaanada Jubbaland
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyiinka Jubbaland ayaa waxaa ay ka digtay dabeylo laga cabsi qabo in ay saameyaan deegaanada dowlada goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here