Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musibooyinka Jubbaland oo deeq gargaara garsiisay deegaanka Qaam-qaam

0
76

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada gargaarka iyo maraynta masiibooyinka dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa deeq gargaara garsiisay boqolaal qays oo kusoo barakacay degaanada Qaam Qaam iyo Lug low

barakacayaashan oo ay haystaan dhibatooyin isbiirsaday isla markaana wajahaya xalado bani’adantinimo ayaa waxaa soo barakiciyay fatahaadaha wabiyada iyo daadaka so rogmaday.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here