Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland oo ka warbixisay kulan ay la qaadatay wakiillo ka socday Hay’dda IOM

0
282

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha wasaaradda gar gaarka iyo maareynta masiibooyinka Jubbaland Ayaanle Xuseen Maxamed,ayaa faahfaahin ka bixiyay shir uu wasiir ku xigeenka wasaaradda uu la qaatay wakiillo ka socday Hay’adda IOM.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here