Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo digniin dhanka badda udirtay Kalluumeysatada

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowlad Goboleed Jubbaland ayaa waayadii dambe waday wacyi galino iyo digniino ku aadan dabeylaha iyo saameynta ay ku yeelan karaan bulshada.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa jirey dabeylo xoogan oo laga dareemayo meelo badan oo dalka kamid ah sida magaalada xeebeedka Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here