Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland oo ku dhawaaqday in Abaar ka jiran deegaano ka tirsan Jubbaland

0
227

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waday dadaallo ku aaddan xaaladaha deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland iyadoona ku dhawaaqday in deegaanada Jubbaland ay ka jirto abaaro culus ka dib kulan ay ku yeesheen xarunta wasaaradda.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here