Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareeynta musiibooyinka Jubbaland oo deeq raashiin ah gaarsiisay barakacayaasha Dalcada Lugloow

0
187

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland oo uu wehliyo gudoomiyaha degmada Kismaayo ayaa maanta deeq raashiin ah waxay gaarsiiyeen dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku sugan Dalcada Lugloow.

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Fara-weyne iyo Wasiirka Gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Jubbaland ayaa si wada jir ah uga hadlay goobta lagu qeybinayay raashinka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here