Wasaaradda gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubaland oo tababar u qabatay qaar ka mid ah bulshad Kismaayo

0
260

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda gargaarka iyo maareyta masiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo waxa ay  tababar ku saab san digniinta khataraha Aafooyinka uga furtay qaar ka mid ah bulshada reer Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here