Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland oo faahfaahin ka bixisay xaaladda abaaraha ee deegaanada Jubbaland .

0
232

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-waxaa wali deegaanada dowlad goboledka Jubbaland ka taagan abaaro baahsan oo saamaayn wayn ku yeeshay dadka xoola dhaqatada ah iyo kuwa beeralayda ah.

Dadka ay abaartu saamaaysay badan koodu waxaa ay ka soo barakaceen deegaanadii ay daganaayeen si ay noloshooda u badbaadiyaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here