Wasaaradda Gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan maaraynta Kharataha

0
220
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta musiibooyin Dowlad goboledka Jubbaland ayaa waxaa loo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada, Haween iyo Culimada ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Siminaarkan ayaa ku saabsan sidii loo yarayn lahaa khataraha ka dhaca deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here