Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo xxariga ka jartay xarun Ganacsi oo cusub

0
371
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntan ganacsi ee laga hirgaliyey magaalada kismaayo ayaa waxaa xariga ka jaray agaasimaha guud ee wasaaradda Ganacisga iyo Warshadaha Jubbaland Ayaanle Xuseen Maxamed.
waxaa ayna ka kooban tahay qeybo kala duwan sida qeybaha dharka,kabaha iyo shoping-ka ,xarunta kismaayo gand Super-Market ayaana laga hirgaliyey Xaafada Calanley ee magaalada Kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here