Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo Tababar u furtay qaar ka mid ah howl-wadeenada xarunta

0
269

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxay tababar u furtay shaqaalaha wasaarada tababarka ayaa ah mid kor loogu qaadayo tayada shaqaalaha Wasaarada.

Tababarka u furmay Shaqaalaha wasaarada ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka wasaarada ganacsiga iy warshadaha jubbaland Cabdinuur Cali Aadan iyo agaasimaha wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland  ayaanle xuseen maxamed.

Tababarkaan maanta ufurmay shaqaalaha Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa socon doono ilaa 5 Maalin

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here