Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka wada-tashiga billaha ah ee Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha iyo ganacsatada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo.
Shirka waxaa ka soo qeyb galay ganacsata kala duwan ee magaalada kismaayo mas’uuliyiin ka kala socday rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ,Wasaaradda ganacsiga Hay’adda taya dhowrka Jubbaland maamulka dakadda Kismaayo iyo Mas’uuliyiin kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.