Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo Xakameyn doonto isbadalka ku yimid sicirka Suuqyada Kismaayo.

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Ibarhim Hassan Abdi ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay waxyaabaha keenay isbadalka suuqa isagoona bulshada ugu baaqay in ay wax ka qaban doonaan isbadalka ku yimid sicirka suuqyada magaalada Kismaayo.

Abdinoor Samriye  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here