Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo sheegtay inay qabanayso shir looga hadlayo arimaha Ganacsiga

0
28
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Ibraahim Cabdi Xasan oo Xaafiiskiisa shir jaraa’iid ku qabtay ayaa faah faahin ka bixiyay shirka ganacsiga ee 25 bishaan Kismaayo ka furmi doona, isagoona ganacstada reer Jubbaland ugu baaqay inay shirkaas kasoo qayb galaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here