Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo sheegtay in waxbadan u qabsoomay Sanadkii tagay ee 2019.

0
366

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasiirka Wasaradda ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboleedka jubbaland ayaa kahadlay waxyabihii uqabsomay sanadkii tagay iyo qorshayasha sandkan Cusub ee 2020

Wasiir Cabdinuur Cali Aadan, ayaa sheegay in ay jiraan qorshayaal guuleystay oo ay qaaday wasaaradda ganacsiga Jubbaland

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here