Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo kulan la qaadatay Mas’uuliyiinta Qaar ka mid ah Shirkadaha Magaalada Kismaayo

0
337

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Si wax badan looga ogaado saamaaynta dhaqaale ee ka dhalatay Carona-virus ayay Wasaaradda Ganacsiga  Jubbaland waxaa ay kulan la qaadatay Shirkadaha Ganacsiga ee ka howl gala Degaanadda Jubbaland.

waxaana shirkadaha ay Wasaaradda kulanka laqaadatay  ka mid ahaa Shirkadaha bixiya adeegyada Korantada iyo biya,Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland Ayaanle Xuseen ayaa mas’uuliyiinta Shirkadaha kula dardaarmay in ay u naxariistaan Shacabka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here