Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo ka warbixisay saameyntii ka dhalatay Carona-virus

0
323

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka  Carona-virus ayaa saameyn xoog badan waxaa uu ku yeeshay ganacsiga guud ee dunida,waxaa uu kala xiray ganacsigii dunida isaga kala gooshi jirey inkastoo uu hadda ganacsiga dib u soo laabanayo  oo wadamada qaar hadda uu isu furmay ganacsigii.

Wasiirka Wasaaaradda Ganacsiga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdinuur Cali Aadan oo ka warbixinaya saameynta uu cudurka Carona-virus ama covid 19 ku yeeshay ganacsiga guud ee Deegaanada Sowlad Goboleedka Jubbaland.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here