Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo ka hadlay Muhiimadda Nidaaminta Gaadiidka Dadweynaha ee Degmada Kismaayo

0
27
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland waxay qeyb ka aheyd Kulan ay isugu yimaadeen Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland, iyo Maamulka Degmada Kismaayo, Saraakiisha Amniga waxaa lagu daahfuray Nidaaminta Gaadiidka Dadweynaha Ayada oo loo kala sameynaayo calaamado lagu aqoonsado oo A iyo B ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here