Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo ka hadashay waxa uga Qorshesan raashinka dhacay ee kismaayo la keeno

0
56

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool magaalada kismayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa cabasho ka muujiyay raashinka noocyadisa kala duwan ee an tayadiisa wanaagsaneyn.

wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Jubbalan oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal wax looga qabanayo raashinka dhacay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here