Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo ka hadashay saameeynta Dhaqaale ee ka dhalatay Covid-19

0
311

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Carona-virus ayaa saameyn xoog leh ku keenay ganacsiga guud ee soomaaliya gaar ahaan ganacsiga deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Hadaba Agaasimaha waaxda Ganacsiga ee Wasaaradda ganacsiga Jubbaland Zakariye Cabdi wali Aadan Baari ayaa waxa uu ka warbixiyey Saameynta uu ku yeeshay cudurka Covid-19 ganasiga guud ee deegaanada Jubbaland.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here