Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda taya dhowrka Jubbaland iyo wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboledka Jubbaland ayaa ka wada shaqeeya hubinta badeecooyinka kala duwan ee soo gala degaanada Jubbaland .
Si loo helo dad aqoon u leh qalabka shaay baarka ee lagu hubiyo tayada badeecooyinka soo gala Jubbaland ayaay Hay’ada taya dhowrku waxaa ay dhawaan magaalada kismaayo tabar ugu qabatay qaar ka mid ah ardayda wa ka barta jaamacadaha Magaalada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.