Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u ilaalin laheyd waxyaabaha dakada kismaayo kasoo dago tayadooda.
Xafiiska tayodhowrka ayaa ah xafiis la socon doono wax walba oo laga soo dhoofiyo dalka dibadiisa oo la keeno Deegaanada Jubbaland iyo wax walibo oo dibada loo dhaafiyo oo laga dhoofiyo Jubbaland.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.