Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo biloowday qaab Online oo loo qaadan karo Sharciyada Ganacsiga

0
301

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa waxay dhawaan ku soo kordhisay Dowlad Goboleedka Jubbland hab Online ah oo ay ganacsatada  u fududeeneysl in ay si’ sahalan u diiwaan geliyaan Ganacsigooda.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here