Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa waxa ay dadaal dheeraad ah ugu bixineysaa sidii loo hormarin lahaa ganacsatada yar-yar iyo kuwa leh hal abuurka ganacsi.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.