Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland oo Ganacsada Jubbaland oo uga digtay iibinta raashinka dhacay

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad goboledka Jubbaland ayaa ganacsatada reer Jubbaland uga digtay in badeeco tariikhdeedu dhacday ama tayadeedu xumaatay in aysan soo galin deegaanada Jubbaland.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here