Wasaaradda Ganacsiga Hirshabelle oo ku baaqday in hoos loo dhigo qiimaha Maciishada

0
28

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Roobab xoogan oo ka da’ay deegaanada iyo degmooyinka dowlad goboledka Hirshabelle iyo fatahaada Wabiga Shabeele uu ka geystay magaalada Jowhar iyo deegaanada hoostaga oo isbiirsaday ayaa sababay in meelaha qaar ay xaalad go’doon ah galaan.

Wasiir dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabeelle Cali Ismaaciil Ibraahiim ayaa ganacsatada Jowhar ugu baaqay inay hoos u dhigaan qiimaha maciishada una turaan dadka danyarta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here