Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo marba marka ka danbaaysa ku soo badanaya Gaadiidka Tagaasida ah ee ay dadku ku shaqaystaan,kuwaas oo sanad ka hor magaalada aad ugu yaraa.
Tagaasida ayaa wadooyinka magaaladada mararka qaar ka dhiga kuwo mashquulkoodu uu badanyahay,taas oo keentay in maalmihii la soo dhaafay ciidamada ammaanka iyo Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland ay xareeyaan Gaadiidka Tagaasida ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.