Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland oo saartay la xiriira sharciyadda wado marista

0
38
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waayadii dambe waxaa ka socday howlo la xariira sharciyadda wado marista Gadiidka noocyadiisa kala duwan ee ka shaqeeyo magaalada Kismaayo, Ciidama Amaanka Jubbaland ayaa qabanaayey gadiidka aanan udhameystirneyn sharciyada wado marista sida Taargada Gaadiga, Buuga Gaariga, Warqadda Candhuurta iyo Leesanka Darawalnimada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here