Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Gadiidka Dowlad-goboledka Jubbaland ayaa wada wacyigalin ku aadan sidii dadka gaadiid leyda ah ay ugu hogaansami lahayeen awaamirta laamaha ammaanka Jubbaland.
Taas oo ka dhigan in ay soo buuxiyaan dhammaan suruuda looga baahanyahay gadiidka ee sharciga canshuurta Wadamarista gadiidka sida Taarikada iyo laysan ka wadaha gaadiidka.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.