Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland oo amarro ka soo saartay Gaadiidka Tagaasida

0
275

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gaadiid loo yaqaanno Tagaasida oo muddooyinkii danbe aad ugu soo badanayay magaalada Kismaayo ayaa mararka qaar waxaa ay waddooyinka magaalada ka dhigaan kuwo mashquul ah,saxmadda badan ee ka jirta wadooyinka ayaa waxaa ka dhasha  shilal soo laalabta oo ay sabab u tahay Gaadiidka Tagaasida oo magaalada ku soo badanaya iyo wadooyinka qaar oo uu burbur ka jiro.

Wasarradda Gaadiid Jubbaland iyo Taliska ciidamada nabad galyada wadooyinka ayaa si wada jira uga hadlay shilalka soo laalabtay ee ka dhaca magaalada kismaayo iyo waxyaabaha sabaabta u ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here