Wararka Wasaaradda Gaadiidka Jubbaland oo amar ka soo saartay Gaadiidka xad dhaafka loo raro By admin - August 11, 2020 0 307 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Gaadiidka ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa amarro adag ka soo saartay gaadiidka xamuulka ah ee sida xad dhaafka ah loo raro. Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/08/warka-abdinoor-wasaaradda-gadiidka-jubbland.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X