Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland oo Qaabishay Wafti Ka Socday Hay’adda UNDP

0
196

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlad Gobaleedka Jubbaland Maxamad Yuusuf Cumar ayaa xafiiskiisa ku Qaabilay Wafti ka socotay Hay’adda UNDP iyo Masuuliyiin Ka socotay Wasaaradda Cadaalada DFS.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here