Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa bulshada Soomaaliyed lagu qiyaasaa in %75 ay Dhalinyaro yihiin waxaana lagama maarmaan ah in dhalinyarada lagu dhiiragaliyo doorka balaaran ee ay bulshada kaga jiraan gaar ahaan dhinacyada waxbarashada iyo fursadaha shaqo ee wadanka ka jira mudana in Dhalinyaradu si gaar ah uga faa’iidaystaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.